AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Banaadir

Bismi lahi raxmani raxim

Description

Bisharo bisharo ku soo dhawada dukanka cusub oo dhawan laga furey magalada Malmö, kass oo aad ka heli doontaan wax kasto oo aad u bahantihiin sida sariiro, kuraaso kuwa fadhi ah iyo kurasta qadada ku cajabi doona dhayo noc walba leh katifado.

Weliba lagugu keenayo gurigaga aad dagan tahay.

Map

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :

Nearby Places :