AroundMaps Logo
Search
Add Listing

معهد زيلع للدّراسات الاسلامية و اللّغة العربية

0

About معهد زيلع للدّراسات الاسلامية و اللّغة العربية

معهد أسّس لتعليم الناس علوم الدين وفروع علم اللّغة العربية و الثقافة العامة

Tags

Description

تجد فيه جميع التعاليم الاساسيّة للدّين الحبيب , يدرّسه شيوخ وأساتدة محترفون بجميع العلوم

Map

Item Reviews - 7

Anynomous

"

احتفل معهد زيلع للدراسات الإسلامية والغة العربية اليوم بتخريج الدفعة التاسعة نهنئ ونبارك لي المتخرجين والمتخرجات.

"

25 July 2023

Anynomous

"

كتاب مائة من عظماء أمة الإسلام غيروا مجرى التاريخ

"

18 February 2023

Anynomous

"

اللهم أسألك بنور وجهك العظيم الذي أشرقت له ملكوت السموات و الأرض و صلحت به الدنيا و الآخرة... أن تجعل حلب في أمانك و حرزك و كنفك و لطفك .. اللهم كن لأهل حلب رحيماً..اللهم اشف مرضاهم وداوي جرحاهم و تغمد شهدائهم برحمتك.. اللهم أسألك أن تحيط أهلي في حلب صغيرهم وكبيرهم بكامل عطفك ... اللهم اشُدد أزر أهلي في حلب و اربط على قلوبهم فهم عبيدك..... و أنزُل على نفوسهم أمناً وسلاماً في هذه الأيام العصيبة

اللهم! أعز الإسلام والمسلمين، وأذل الشرك والمشركين وسائر الطغاة المفسدين يا قوي يا متين

See More "

16 December 2023

Anynomous

"

Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 7 Ee Ka Qalin Jabisay Machadka Barashada Culuumta Diinta Ee Saylac Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Wefti Wasiiro ah Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Culimaa'udiin Salaafiin Aqoonyahano Maamulada Jaamacada Waalidiin Iyo Marti sharaf kaloo aad u badan ayaa Islamarkaana Shahaadooyin La Gudoonsiiyay Ardaydii Ka Qalinjabisay Machadka Saylac Ee Magaalada Boorama.

"

20 July 2023

Anynomous

"

Xafalada Qalainjabinta Difxadii 7aad Ee Machadaka Sayalac oo Hada Socota بدء الان المباشرة حلف تخريج الدفعة السابعة. معهد زيلع في بورما

"

19 July 2023

Anynomous

"

شكراً للعقول الراقية التي سجلت اعجاباها بهذه الصفحة الرائعة

"

04 April 2023

Anynomous

"

Maamulka machadka saylac ayaa kulan la yeeshay ardaydii kala duwanaa eek a qalinjabisay machadka Boorama maamulka iyo macalimiinta ayaa kulan soo agaasimeen la kulmeen ardaydii hore wax uga dhigatay machadka kulankaas oo loogu tala galay ardayda kala raagtay in ay dib u kulmaan waanooyin iyo talooyina is dhaafsadaan ayaa ugu horay wax aka hadlay sh maxamed cabdi xasan sh shine oo ka mid ah culimada aad ugu caansan magaalada boorama iyo gayiga soomaaliyeedaba isagoo kulankaa k...a soo qayb galay ayuu ardayda waano iyo talooyin farabadan siiyay uguna dardaarmay in ay waxbarashada heer sere ka gaaraan oo ay wadaan ilaa shahaadooyinka dr ay soo qaataan Sidookale waxa halkaa ka hadlay maamulka machadka saylac sh xasan khayre dirir iyo ku xigeenkiisa sh maxamed yuusuf cabdi iyaga oo sharaxay kulankan waxa looga gol leeyahay iyo in isku xidhnaanta ardayda loo baahanyahay Waxa ka mid ahaa macalimiinta halkaa ka hadashay ee ardayda waano qiimo leh u soo jeediyay sh aadan axmed muuse Sh muxumed warasame dhurde Sh yuusuf xuseen maxamed Ayaa halkaa ardayda dardaarano kala duwan oo dacwada ku saabsan u soo jeediyeen Gaba gabadiina qaar ka mid ah ardayda ka baxaday ayaa dhiiri gali ku saabsan waanooyinka musheekhda in la qaato u soo jeediyay kulankaa ayaa dhacay 20/rabadaan/1435 waxaana ku weheliyay afur jamaaci ah oo culmada iyo ardaydoodu wada qaateen

See More "

18 July 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :

Nearby Places :