AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Abdinasir osman dheeg

Kala soco dhacdooyin xiiso leh pagekan please like

Tags

Map

Item Reviews - 5

Anynomous

"

Wax Badan Ka Ogoow Cudurka Neefta (Sababaha, Caalamadaha Iyo Daawada) Neefta (asthma) waa cudur qoto dheer (chronic) ee ku dhaco hawo mareenada sambabaha. Hawo mareenada ayuu ka dhigaa kuwo bararan. Haddii aad qabtid neef, neef-mareenada sambabahaaga (bronchi) ayaa aad ugu dareen badan kuwa caadiga ah, waxyaabo qaarkood ayaa wax-yeelayn kara, kuwaaso gaarsiinaayo xiiqlayn, qufac, xabadka oo adkaado iyo neefta oo kugu adkaato.Waxyaabaha caadi ahaan kugu kicin karo neefta waxaa...

Continue Reading "

30 April 2023

Anynomous

"

SHUBAN BIYOOD

Waxaa soo badanayay baryihii dambe akhbaarta ka imanaysa gobolada Hiiraan, shabeellada dhexe iyo magaalada Buuhoodle ee sheegaya in suban biyood uu ka dillaacay halkaasi oo dad badan ay la bukaan dad kalena ay u geeriyoodeen. Marka sidaa awgeed baa waxaan garannay inaan soo qorno mawduuc ku saabsan kolerada si ay uga faa’idaystaan bulshada soomaaliyeed ee uu ku wajahanyahay mawduucu iyo sidoo kale ardada soomaaliyeed ee caafimaadka baranaysa, kuwaasoo aan jeceln...

Continue Reading "

31 March 2023

Anynomous

"

10ka cuno ee aan banaanayn in lagu casheeyo cilmibaaris

Waxaan qoraalkaan kaga hadlayaa cunnooyinka aanan habboonayn in aan lagu casheeyoo taasoo caafimaadka u roonayn, dadka badankoodne ay kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan.

Waa qoraal ku dhisan cilmibaaris iyo tijaabin lagu sameeyay dadka cuno cunnooyinkaan iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.

...Continue Reading "

29 September 2023

Anynomous

"

Nin Bakhiil ah (Wax bixinta aan ku fiicneyn) ayaa waxaa u yimid nin Marti ah oo uu aad u qiimeynayo.Wiilkiisii yaraa buu u yeeray oo u sheegay inuu Suuqa kasoo iibiyo Hilibka ugu fiican Hilbaha.Wiilkii wuxuu Saacado maqnadaba wuu soo noqday isagoo aan Hilib wadin.Odaygii baa yiri " War maxaad Hilib u keeni wayday?".WUxuu Wiilkii ku jawaab celiyay: Aabe waxaan u tagay Hiliblaha oo ku iri Hilibka ugu fiican ee kuu yaala keen. Wuxuu Hiliblihii iigu jawaabay, Hilib waxaan ku siin...ayaa fiicnaantiisa darteed aad moodeyso Burcad.Waxaan is iri buu yiri Wiilkii war hadeyba saas tahay maan Burcadka laftiisa soo iibsado.Ninkii Dukaanka baan waydiiyay inuu burcad aad u macaan i siiyo,markaasuu i yiri waxaan ku siinayaa Burcad aad macaanteda moodeyso Malab. Isla markii bay igusoo dhacday Maad bal Malabka laftiisa iibsatid.War Malab wanaagsan isii baan iri, asuu hadana iyiri Malab waxaan ku siinayaa Sidii Biyaha Muweesaxada u saafi ah. Wiilkii waxaa ku dhalatay war hadiiba ay saas tahay Biyaha Muweesaxada lafteedaa Gurigiinay taalaaye maad iyada Martida siisaan.Sidaas baan Guriga ugusoo noqday ayuu Aabihiisku yiri.Aabihii oo Awalba Wax bixintu ku adkeyd ayaa Wiilkiisii ku yiri (Alloow Alle!! Walee Caqliga iyo Ragganimada anigaa kugu dhalay ee Allaha ku dhaafo). Laakin mar kaluu Aabihii Wiilkiisa la hadlay oo yiri ( War wax kasta waxaa nooga daran intii aad Suuqa wareegeysay sow Kabihii cusbaa ee aan kuusoo iibiyay kaama dhamaan. Taasaaba dhib noogu filane?).Wiilkii oo Qoslaya ayaa Aabhiis dhagta ugu sheegay (Aniga miyaa Caqliga beelay. Waxaan gashanaa Kabaha Ninka Martida hhhh)..

See More "

20 June 2023

Anynomous

"

I would have sold myself, but they only buy virgins:Syrian Woman2016-03-14 12:56:52Girl buyers in the Syrian refugee camps in Jordan have upgraded their demands, going tent by tent and looking just for virgins, a Syrian woman suffering in the Zaatari camp says.Syrian girls are falling victim to men, mostly from Saudi Arabia, Egypt and Jordan, who are taking their own advantage from the homeless impoverished Syrian families amid the bloody war that the oil-rich kingdom happens...

Continue Reading "

14 March 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :