AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Aljazeera Technology Institute

Hogaamiyaha Barashada Technology-ga .. The leading Information Technology Institute in the Region

Tags

Description

Hogaamiyaha Barashada Technology-ga .. The leading Information Technology Institute in the Region

Map

Item Reviews - 7

Anynomous

"

Aljazeera Technology Institute wuuxu Ogaysiinayaa Ardaydii waxbarashada ka dhamaysay Machadka qaybihiisa kala duwan ee Qalinjabinta sugaysay inay gaadhay Qalinjabinta dufcadii 18aad, Qalinjabintan oo noqon doonta Insha Allah tii ugu balaadhnayd ee Machadku qabto, markii ugu horaysayna Shahaadooyinka Machadka Aljazeera ay ku soo baxayaan iyagoo ay ku taalo Logo-dii Google Partner oo Aqoonsi Caalamiya u noqon doonta Shaadooyinka laga qaato Aljazeera Technology Institute, Sawir qabashadu waxay bilaabaysaa sabtida 1-September-2018, wixii faahfaahina Xarunta machadka kaalay si Faahfaahin dhamaystiran laguu siiyo.

"

30 August 2023

Anynomous

"

Aljazeera Online Architectural Students, Sketchup Class, Group 6 Abdiwahab Abdikhabir mohamed From Mogadidhu Well Done ! waan kuugu Hanbalyaynaynaa inaad u soo gudubtay Program-kii labaad ee Shahaadada Hoose Architectural Designing Chief Architect.

"

28 August 2023

Anynomous

"

Aljazeera Online Architectural Students, Sketchup Class, Group 6 Abdishakur Hussein Ali From Mogadidhu Well Done ! waan kuugu Hanbalyaynaynaa inaad u soo gudubtay Program-kii labaad ee Shahaadada Hoose Architectural Designing Chief Architect.

"

28 August 2023

Anynomous

"

Ciid wanaagsan dhamaantiin: Aljazeera Technology Institute wuxuu farxada ciida la qaybsanayaa Ardaydiisa meel walba oo ay Dunida ka joogaan iyo dhamaan Bulshada page-ka Ku xidhan: كل عام وانتم بخير

"

20 August 2023

Anynomous

"

Aljazeera Online Students , Chief Architect Assignment 3 Interior Decoration: Omar Abdillahi Abdirahman From Mogadishu Well-Done !

"

19 August 2023

Anynomous

"

aljazeera online students sketchup class: Abdishakur Hussein Ali Mogadishu Well-Done !

"

14 August 2023

Anynomous

"

Online Classrooms Aljazeera Qaabka ay shaqeeyaan. Courses-ka aan bixino halkan ka akhriso: aljazeeratechnology.net/courses/

"

08 August 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :