Waxaan aaminsannahay in horumarka iyo hanaqaadka bulshadu ku xidhanyahay hab-fikirka iyo hal-abuurka dhallinyarada. Waddaniyad = Guul Isbadal doon = Rajo