AroundMaps Logo
Search
Add Listing

Borama Public Library

0

About Borama Public Library

Borama Public Library
A public library open for public Saturday - Thursday from 9:30am to 8:30pm.

Tags

Description

The library is open 6 days a week. It provides an ideal environment for reading in a quiet place

Map

Item Reviews - 1

Anynomous

"

Mabaadi'da Guusha. Hadaad Buggaan rabto la soo xiriir.Rugta Kutubta Ee Boorama Keliya ma ahan Book xambaarsan fikrado fiican. Waa Book kuu hadyeynaya mabaa dii'da guulaha ee ay gaareen haddiiba ay jiraan rag iyo dumar guuleystay taarikhda inta la og yahay. Waxaan daraaseynayey mabaadii'daan ilaa 30 sano, waxaana billaabay 1968, markaan ka salgaarayna, waxaan ku dabaqay nolosheyda. Dabaqaadda mabaadii'daan kadib guulaha aan gaaray, waxaa ka mida; inaan ahay milkiilaha 60 book... oo intuba galay liiska buuggaagta ugu iibka fiican (best seller books) oo laga daabacay illaa 80 malyan oo koobi, laguna qoray illaa 39 luuqaddood, todobo ka midana ay galeen Buugga lagu qoro layaab ka addunka (World guinnness record), In daqliga sanad kii isoo galaa yahay mallaayiin doollar ( multimillion-dollar net income) muddo ilaa 10 sano ah, inaan ku noolahay mid ka mida dhismayaasha ugu qaalisan uguna qurxuun kaliforniya, inaan kasoo muuqdo barnaamijyada TV-yada ugu waaweyn laga soo billaabo (OPRAH illaa GOOD MORNING AMERICA), inaan ku leeyahay kolum ama qeyb wargeysyada ugu caansan dalka kaas oo ay aqristaan mallaayiin qof oo ku xiran asbuuc kasta, inaan qabto qudbooyin qiimahoodu yahay $25,000 halkii qudbo, inaan u qabto gole-ka hadal (public speech) shirkaddaha ugu waaweyn dunida iyo dalka ee loo yaqaan (500 fortune companies), inaan haysto shahaado sharafeed aan tirsi laheyn, nuuc walbana isugu jirta, cidkastana ii garatay, laga soo billaabo dowlad, shirkad illaa shacab, inaan la leeyahay xiriir wanaagsan xaaskeyga qaaliga ah, caruurteyda sharafta leh iyo inaan gaaray qaninimo isku dheellitiran, farxad, dagganaansho nasfiyan ah iyo isku filnaansho Qofeed oo buuxa. Waqtigeyga ugu badan waxaan la qaata barayaasha jaamacaddaha, qoroyaasha filimada, maamulayaasha iyo milkiilayaasha shirkaddaha, hoggaamiyaasha iyo siyaasiyiinta rug caadaga ah iyo filosoofarada. Waxaan sanad kiiba mar kusoo nastas meelaha dunida ugu qaalisan xagga dalxiis ka sida Hawaii, Australia, Thailand, Moroco, France, iyo Italy. Buugga intaas lagu billaabay miyaan aqris mudnayn? The Success Principles Jack Canfield. Turjumaadda Maxamed Axmed Cali Ryl.

See More "

28 February 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :

Nearby Places :