About Dhamays Cafeteria and Snackbar
Dhamays Cafeteria and Snackbar waa Kafeteriya cusub oo kuyaalla kasoo horjeedka koonfureed ee AYE Hospital galbeedkiisa. Kafeteriyuhu wuxuu kuuhayaa 1. Ethiopian cafateria, Baycaynat, Dibsi, Full, iyo sheyo badan ookale. Saacadaha uu furunyahay 6 am- 10pm