AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Ramadaan kareem رمضان الکریم

Fadlan ka faa idayso cashiro diini ah caawina masaakiinta aan cunto iyo afurna aan haysan
mahadsanid
thanks

Tags

Map

Item Reviews - 2

Anynomous

"

Ramadaan kariim

"

17 May 2023

Anynomous

"

SOONKA MAXAA JABIYA AMA FURA LIKE SAAR PAGEKAN AND SHARE www.facebook.com/worldramadaankareem WAXAYAALAHA SOONKA FURA WAA SIDDEED : 1. Galmada: Qofka soomani hadduu u galmoodo xaaskiisa dharaar Ramdaan ah waxaa wajib ku ah inuu xoreeyo qof addoon ah, hadduu waayo laba bil oo xiriir ah ayuu soomayaa, hadduu awoodi kari waayo lixdan miskiin ayuu rashiin siinayaa .... 2. Hadday qofka shahwo kaga timaaddo isagoo soo jeeda sida:- seegada, galmada, dhunkashada, dumidda IWM . 3. Hadduu qofka cuno ama cabbo wax anfacaya ama dhibaya sida:sigaarka . 4. Haddii qofka faleebo lagu suro soonka wuu ka burayaa, maxaa yeelay waxay la mid tahay isagoo wax cunay ama cabbay, laakiin haddii lagu mudo cirbbad aan nafaqo lahayn sida Antibiyootikada soonka ka buri maayo, hadduu ka qaato murqaha ama xididdada waana isku mid hadduu dhadhankeeda dhuunta ama sanka uu ka helo . 5. Hadduu qofka soomani u dhiig baxo, dabadeed dhiig lagu shubo, si uu uga kabto dhiig baxa ku dhacay soonka wuu ka burayaa . 6. Haddii marwadu ka yimaado dhiigga caddada ama kadhka. 7. Haddii qofka dhiig isaga keeno toobin iwm, laakiin dhiigga iskii isaga yimaada sida san-gororka ama ilig laga siibay darteed iwm, soonka buri maayo maxaa yeelay toobin iyo wax la mid ah kuma uusan iman. 8. Hadduu qof mattag khasab isaga keeno, laakiin hadduu matago isagoo aan iska keenin, soonka ka buri maay

See More "

19 June 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :