AroundMaps Logo
Search
Add Listing

MU Faculty of Health Sciences

0

About MU Faculty of Health Sciences

The faculty produces a new generation of highly-qualified health staffs, as it consists of: General Nursing, Medical Laboratory Sciences and Public Health.

Tags

Description

The faculty produces a new generation of highly-qualified health staffs, as it consists of: General Nursing, Medical Laboratory Sciences and Public Health.

Map

Item Reviews - 7

Anynomous

"

Congratulations.

"

09 May 2023

Anynomous

"

Congratulations.

"

09 May 2023

Anynomous

"

Congratulations PHD1.

#Final.

#MUFOHSCup2018.

"

04 February 2023

Anynomous

"

Isku-Aadka Wareega 8 Dhamaadka oo la soo saaray.

Kooxahee is leedahay waxeey u soo gudbi karaan Wareega 4 Dhamaadka?!

#MUFOHSCup2018.

"

31 January 2023

Anynomous

"

Natiijada Imtixaanka ee Kulliyadda waa la sii baahiyey/daayey. Nasiib wacan.

Share dheh si uu sxbkaa u ogaado.

"

25 January 2023

Anynomous

"

Yaad is leedahay Kulamada berito oo Khamiis ah la ciyaari doono hadduu ALLE idmo inuu badinaayo?

#MUFOHSCup2018.

"

23 January 2023

Anynomous

"

Waxaa Shalay oo Isniin ahayd furmay Tartanka Koobka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacada Muqdishu oo ah tartan sanadkiiba mar la qabto, iyadoo tartankaani ay soo abaabulaan Ardeyda Kulliyadda Qeybta Feydhoorka iyagoo la kaashanaayo Maaulka Kulliyadda.

Tartankaani ayaa waxaa Sanadkaani ka qeybgalaya toban (10) Kooxood, waxaana ciyaartii ugu horeysay ay Shalay dhexmartay Kooxaha PHC1 iyo PHC2, Ciyaartaas oo aheyd Kulan Adag maadaama labada Kooxood ay Mataano yihiin, ug...u dambeyntii waxeey kusoo idlaatay 6-2 oo ay guushu ku raacday Kooxda ku ciyaareysay magaca PHC1.

Sidoo kale Maanta oo Talaada ah waxaa la ciyaaray labo (2) Kulan. Kulanka koowaad (1aad) PHF iyo MLSD, waxeey ku soo idlaatay 13-3 oo waxaa guushii la hooyday Kooxdi ku ciyaareysay magaca PHF. Kulanka labaad (2aad) waxaa iska horyimid PHD2 iyo GN, waxeey guushi raacday Kooxdi wadatay magaca GN oo la yimid 7 gool, halka PHD2 ay la yimaadeyn 5 gool.

Berito oo Arbaco ah waxeey noqon doontaa Maalin Nasiino, Maalinta xigta ee Khamiista ah waxaa jiri doono labo (2) Kulan oo kala ah: PHC1 iyo PHD1 MLSE iyo PHF.

#FOHSCup2018.

See More "

23 January 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :

Nearby Places :