AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Mogadishu Dental clinic

all you need in a dental care

Tags

Description

mogadishu Dental clinic waa isbitaal casri ah oo aad kaheli kartid adeeg cafimaad oo la xiriira ilkaha, howshaas oo ey kuu qabandoonaan dhaqaatiir ajaanib ah oo ku taqasusay sido kale na leh qibrad dheerad ah u leh daaweenta cudurada ku dhaca ilka .adegyada ad ka helesid isbitalka waxa ka mid ah daweenta , bixinta , buxiinta, dhaqida iyo wixi la mid ah, sido kale isbitalka waxad ka helesa qalab casri ah , qiimo ku raali galiya iyo shaqaalo u heelan qancinta macaamiisha.

Map

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :