AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Yaasiin Cabdisamad

Waa Hotel u qaabaysan si caalami ah kaasoo ay macaamiishu ay ka heli karaan adeeg heerkiisu sarreeyo, sidda
1. Jiifka.
2. coffetaria.
3. maqaaxi cunno oo aad nadaafadeeda iyo qaabkeeda dhismeed looga taxadaray.
4. baakin nasasho xilliga aad ku asanayso.

Tags

Map

Item Reviews - 6

Anynomous

"

asc waxaan tacsi u dirayaa dhamaan u madda soomaaliyeed meel ay joogaanba, intii dhimatay allaha janeeyo danbigoodana ha dhaafo, inta dhaawacantay allaha u booga dhayo caafimaad dagdagana allaha siiyo.

Eheladii dakoodu sida gaarkaa wax u gaareena samir jamiila iyo badal khayr qaba allaha siiyo

...

intaas kadib soomaaliyeey waad aragtaan meesha aynu marayno qof kastow dalka dadka iyo diinta alle hortiis waa lagu waydiin shabaab waa cadow alle,mid diineed,mid dadeed mid dawladnimo inay maalinkasta sidaas inoo xasuuqaan waxaa lagaga bixi karaa waa mid nimo iyo in la iska dhiciyo

arinta kale waxaan codsanayaa in.dadka nool.ee ku dhibaataysan isbitaalada muqdisho loo gurmado oo baahida koowaad waa dhiig waayo isbitaaladu malaha kad dhiig marka waa in.isbitaalada dalka laga sameeyaa dhiig ururin dagadaga oo shacabku meel uu joogaba u dareero in uu ku deeqo dhiiga dawlad goboleedyaduna waa in ay hawshaas fududeeyaan iyo dowlada federaalku

waxaan kaloo si qadarinleh uga codsanayaa madaxwaynayaasha dawlad goboleedyada in.ay xamartagaan si loola.qaybsado shacabka iyo dowlada tiiraanyada haysa isla markaasna la gaarsiiyo kaalmo dhaqaale

Soomaaliya samatabax bay u baahantahay allabari ,midnimo iyo wadaniyad dhabayna rabtaa allaw na caymi

See More "

15 October 2023

Anynomous

"

asc waxaa sogaba gaboobay shirkii maalmahaan socday shalay oo uu soo xiray adaxwaynaha dawlada federaalka soomaaliya mudane muxamad cabdulaahi farmaajo

wuxuuna sheegay in uu yahay nabadoon ama oday dhaqameed yaqaan sida dadka loo heshiisiiyo kal dhaqanka duwan waaba soomaali oo isku mid ka aha wax walba e

madax waynaha waxaa ka muuqday walwall xaga masuuliyada culayskeedaa iyo in alle wax ka.waydiin.doono bari waxa uu cod.saday in loo soo duceeyo si uu soomaali u xasiliyo

...

HAKALA BAKHAYLIN DUCADA WAA DANTEENEE

See More "

17 June 2023

Anynomous

"

Asc Waxaa soomaalidu Ku maahmaahdaa Rag 3baa u liita Hadal non FAQ kayaqaan Xaajana diredire kayaqaan ... Hawlna fadhi kayaqaan

Dawlada soon maaliya nikaas baahortaahan Inta uu dhibtaas wadayna ma yara Soomaalina xal u wayday Oo waxa uu noqday ragii ma adaa ka haray

See More "

28 March 2023

Anynomous

"

Asc Akhyaareey balan baynu lahayn bacdal salaad Khadka oo tabaryar awgiis waa ii suuroobi wayday in aan toos isu aragno Waxaan maatay fiirsanayay barnaamijka dood wadaag Ee unversal oo uu marti u ahaa madaxwaynaha soomaaliya xasan shìikh maxamuud iyo marti u badan ... Golihiisa xukuumada iyo saaxiibadiis si oday xaad Hagaag madaxwaynuhu waa madaxwayne soomaaliyeed waxa uu u dhaartay in uu soomaaliya gaarsiiyo dawladnimo dhamaystiran oo ku timaada qof iyo cod Waxa uu sheegay qorshe ay sameeyeen isga iyo saaxiibadiis dam jadiid oo uu maskax u yahay faarax macalin oo 6tiir aha Ka kaalay waxaas maantay meesha la joogo ayaa ina kaga filan loo aanan mayo hayb iyo beel toona waxa xasan khalday waxaa koox la mida shabaaka oo xukukii qabsatay kamana dhibaato yara kuwa ay u bixiyeen ugus Waxay dheeryihiin fila soomaaliya ay fadhiyaan Waxaa layaableh in kooxdaas iyo taageera yaashoodu Ay caadaysteen xinka iyo xasad niimada dawlad goboleedyada puntilaan iyo jubalaan waana markhaanti Madoonto waxa uu xasan ka sameeyay dhismihii juba laan asagoo si bareera isu hortaahay. Puntilaan waxa uu ilaaway madaxwayne xasan markuu ka mid ahaa muqaawimada oo ay lahaayeen xabashi iyo dad la xulufaa ayaa nagu sooduulay oo raba in ay xamar qabsadaan isla markaana raba inay ka aar gutaan wixii 1991 loo gaystay waxaana arkayay rag badan oo sidaas qabay oo ku dagaalamay hada kamida dawlada ku fadhida Kuraastii madaxtooyada soomaaliya oo badan koodu maalin kasta baraha bulshada soodhiga muuqaalo qurxoon oo ubaxyo kala duwan leh balse aysan ogayn Kursigu in uu yahay kuu shalay diidanaa ubuxuna in uu yahay dhiig wiilal soomaaliyeed oo uu isgu laayay koox kooxna ugu xabaalan fila soomaaliaya ayagoon xasan iyo kooxdiisa qiimo ugu fadhiyin waa xaal aduun wiilashaas Soomaali baa og allaha u naxariiso waxana intooda badani ka yimaadeen dawlad gobaleeyada xasan xaqiro sida puntilaan iyo juba laan Madaxwayne xasan waxa uu yiri punti laan waa labo gobol iyo bar kkkkkkkkkkkk jawaab kale looma hayo Oday xaadna aad buu uqaslay markii uu warkaa madaxwaynuhu yiri DHURWAABAA WAXAA LAYIRI WALIGAA MA FARAXDAY ? AAN FRXEE HORTA WAXAAN KU FARXO MA LA IISAMEEYAY AYUU YIRI? MAXAAD KU FARXI LAHAYD AYAA LA WAYDIIYAY? WAXAAN KU FARXI LAHAA AYUUYIRI HADII HILIB TAXTAXA HOGAAN LA IIGA DHIGO ,REERYANA HILIB SOLAYA LA IIGA DHIGO, HAAMANA KURUS LAIIGA DHIGO ISLA MARKAANA RAQNA LA IGA WADO RAQNA LA IISIIWADO WARKA MADAXWAYNE XASAN IYO SHAWGA UN VERSALA SOMAAHA DHURWAA MAXAA KU QANCIYA Punlaana

See More "

02 September 2023

Anynomous

"

Inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun allaha u naxariisto Wall yuusuf nuurxasan bide janatul fidows allaha geeyo nabigiisii muxamad (NNK) allaha u bishaareeyo Eheledii samir iyo ii maan allaha ka siiyo

"

20 July 2023

Anynomous

"

asc kaalay ku dhigo arooskaaga hotel uunlaaye aad qanacdide ku casun saaxiibadaa aad qanacdaane ku qabso xaflada haaga aad usoo xiistide

"

27 July 2023

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :

Nearby Places :