About Amal Bank
Welcome to Amal Bank, we are glad you are here. Amal Bank is a modern Islamic bank that offers a wide range of financial products and services.
Tags
Description
Welcome to Amal Bank, we are glad you are here. Amal Bank is a modern Islamic bank that offers a wide range of financial products and services in Retail, Corporate, Institutional, Diaspora and Microfinance Banking. Based in Garowe and Mogadishu, Somalia. Amal Bank aims to be a leader in the financial services sector in the Horn of Africa through innovative, customized and shariah compliant financial products and services. The Bank is fully owned by Amal Group, a diversified global company that operates in various sectors: Microfinance, Money Transfer, Forex-exchange, Real Estate, Trade and Energy.
Anynomous
"
Waa shaqaalaha Amal Bank Somalia faraciisa Garowe oo maanta loo qabtay tababar ku saabsan finance,marketting,Ducomentation and Customer care.
Amal Bank Somalia marwalba waxay u taagan tahay horumarinta shaqaalaheeda si ay ugu adeeggaan bulshada habka ugu fiican.
" 08 September 2023Anynomous
"
Jimce wanaagsan dhammaan bulshada soomaaliyeed
" 06 September 2023Anynomous
"
Su'aal mugweyn : Nabiga SCW ma wuxuu geeriyooday isagoon cadayn xukunka ribadu ledahay ?
Dr Axmed Jamaac Ismaaciil ayaa ka jawaabaaya.
" 02 September 2023Anynomous
"
Amal Bank Somalia faraciisa magaalada Laascaanood ayaa wacyigelin ku saabsan muuhiimada uu leeyahay keydka iyo adeegyada kala duwan ee bangiga u diyaariyay macmiisha ku qabtay bulshada reer laascaanood.
" 27 August 2023Anynomous
"
Amal Bank Somalia faraciisa Muqdisho ayaa ka farxiyay agoonta ooo u qeybiyay Ari loogu talagay in udxiyada loo qalo si at farxada ciida u dareemaan.
" 21 August 2023Anynomous
"
Amal Bank Somalia faraciisa Muqdisho oo bulshada faxadda ciid lawadaagaaya.
" 19 August 2023Anynomous
"
Amal Bank Somalia waxay macmiisheeda sharafta leh ugu hanbalyaynaysaa farxadda Ciidul-adxaa, Ciidan ciideeda kale ku gaara farxad, barwaaqo iyo hormar.
" 19 August 2023