AroundMaps Logo
Search
Add Listing

Ihsaan Accounting & Business Consulting

0

About Ihsaan Accounting & Business Consulting

Ihsaan Accounting & Business Consulting waa shirkad loo aas aasay inay horumariso ganacsiga Somalidda, isla markaana ilaaliso hantida Saamilayda Somaaliyed

Tags

Description

Adeega ay bixinayso Ihsaan Accounting & Business Consulting waxaa ka mid ah:

Waxay shirkadaha siin dootaa talo ku wajahan sidii ay ganacsigooda u hormarin lahaayeen, sidoo kale waxay ka saacidi doontaa sidii ay u heli lahaayeen lacagta ay u baahan yahiin(Fund raising).

Waxay Saamilayda ka saacidi doontaa sidii ay lacagtooda ugu maalgashan laheen meel XALAAL AH, FAA,IIDO LEH isla markaana KHATARTEEDA la maaraynkaro.

Waxay si joogto ah ula socon doontaa dhaq dhaqaaqa ay samaysay lacagtii Saamilihu.

Waxay Saamilaha siin doontaa warbixin iyo talo ku haboon maangashadkiisii.

Waxay si cadaalad ah u lacagayn doontaa shirkadaha shaqada joojiyey ama kacay.

Waxaay dhiiri gelindoontaa sidii loo abuuri lahaa Ilo dhaqaale oo khayri ah sida: Zaka Fund, Waqf Fund.


Hadaba Akhriste:

1.Mahaysaa feker ganacsi, isla markaana ma u baahan tahay lacagtii aad ku maalgelin lahayd?

2.Shirkadse Saami ma kuugu jiraa?

3.Hadase ma rabtaa inaad shirkad Saami ku darsatid?

4. Mase u baahan tahay inaad heshid xaaladda dhaqaale ee shirkadda aad Saamiga ku darsatay ama hadda ku darsanaysid?

5. Hadda ka hor intaad shirkad lacag ku darsatay wax warbixin ah ma laguu soo celin waayey, welina lacagtaaddii ma kaa maqan tahay?

Haddii shantaas su,aalood ee kor ku xusan aad ugu yaraan mid ka mid ah ku jawaabtay HAA, waxaad tahay qofkii aan u samaynaya IHSAAN ACCOUNTING & BUSINESS CONSULTING, sidaas daraadeed la xidiidh

Maamulaha Shirkadda mr Ahmed D. Mohamed
Tel: ++359-90-7-592627
Email: ihsaaninfo@gmail.com

Map

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :