AroundMaps Logo
Search
Add Listing

About Mahiigaan TV

Mahiigaan TV waa TV ku baxa af-ka Soomaliga oo xaruntiisu ay tahay magaalada Hargeysa. Waxaa la aasaasay September 2017. Waxa uu ku jiraa tijaabaddii, waxa uu hawadda soo gelidoonaa dhawaan, insha allaa, waxa kale oo laga daawandoonaa dhamaan barraha bulshadu ku wada xidhiidho isaga oo live ah. Waa TV kula socda oo aanad u baahandoonin inaad guri tagto oo aad horfadhiisato aalada television-ka, waxa aad ka daawandoontaa mobile-ka, ipad-ka, laptop-ka, iyo smart TV-ga intaba. waxa aad kala socondoontaa website-ka mahiigaan.tv iyo apps dadwaynaha la soo gaadhsiindoono marka la qodax-tiro. La soco.
Social Link - Linkedin: http://www.linkedin.com/company/mahiigaan-tv
Keywords: online audio & video media

Tags

Map

Add Reviews & Rate item

Your rating for this listing :

Help Us to Improve :

Location / Contacts :